Kusoo Dhawaada Degmada Howlwadaag

Degmada Howlwadaag waa degmo caan ku ah Wadajir, Nabadeyn, Ganacsi, Cadaalad, Sinaan iyo wax wada qabsi ka dhaxeeya dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed ee ku nool.Gudoomiyaha Degmada Mudane Mohamed Abuukar Ali (Jacfar) Gudoomiyaha Degmadawuxuu mar walba ku dadaalaa sidii uu dadka ku nool u gaarsiin lahaay inay isku tashtaan kuna talaabsadaan horumar tayo leh ee u horseeda Caasimada Muqdisho sidii ay kusoo noqon lahyed bilicdii hore ee lagu yaqiin wadanka. Waana gudoomiya kaliya ee had jeer la tashto shacabkiisa iyo ganacsatada rabto inay usoo wareegaan degamadiisa.

Waa gudoomiaya kaliya ee markii la rabo si fudud ay ku heli karaan shacabka ubaahan ee rabo in ay talo ku darsdaan hadaba wixii socda ee lagu hormarinaayo wadanka. Hal ku dhiga Degmada Howlwadaag waa Wajiyaal Badan iyo Hal cod oo wada jira.

Baaxada Degmada:

Guud ahaan degmada Howlwadaag waa 45 km/s, dadka ku nool degmada howlwadaag waa ilaa 2,012 shaqsi ah. Degmada Howlwadaag waxay ka kooban tahay 4 waaxyood oo kala ah:

Axmed Gurey , Xawa Tako , Sayidka , Saqaawadiin

DEGMADA HOWLWADAAG
KUSOO DHAWAADA
GACMO IYO QALBI FURAN

Xafladaha Degmada

Wax Qabadka Degmada

Yummy, yummy KA SHAQEYNTA NABADA

More yummy CAAWINAADA BULSHADA